Wasiir katirsan Koonfur Galbeed oo raali gelin ka bixiyay Hadal carro badan abuuray

Wasiirka warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa raaligelin ka bixiyay hadal uu ka dhawaajiyay oo ahaa in Xildhibaanada lagu soo doortay deegaanada Koonfur Galbeed yihiin ari mooro ku jiro oo kale. Wasiirka ayaa xilli uu wareysi bixinayay sheegay in Xildhibaanada Koonfur Galbeed yihiin xildhibaano isku xiran, waxa uuna tusaale usoo qaatay in ay … Continue reading Wasiir katirsan Koonfur Galbeed oo raali gelin ka bixiyay Hadal carro badan abuuray